Home
August 25, 2020 2025-10-14 8:27Home
Learn The Essential Skills
Earn Certificates And Degrees
Get Ready for The Next Career
Master at Different Areas
Students Say About Arwah Academy
People love Arwah Academy because they learned different skills from different places while staying there.
Great quality!
Mohamed Nor
DesignerBest tutorials!
Abdulkhabir Abdullahi
DesignerSatisfaction!
Abdirahman Omar
DesignerGood instructors
Mohamud Ahmed
DesignerHappy student
Abdisalan Tohow
DesignerAwesome Courses
Farah Abdi Ahmed
DesignerWhy Choose Arwah Academy?
Top-quality, self-paced online courses led by seasoned industry experts.
Learners Enrolled in
our Courses
Qualified teachers
and experts
Innovative
Courses
Frequently Asked Questions
Muxuu Qabtaa Website-ka Arwah Academy ?
Kooraska Hadan Iska Diiwan Geliyo Meeqo Bil ayaan Jaanis heystaa ?
Dhamman Course-ka Kujira Website-ka waa 1 Sano oo aad jaanis u heysato in aad dib usoo daawato waqtigii aad doonto.
Hadii Wax Igu Adkaado Caawinaad Ma helayaaa ?
Haa , Marka aad iska diiwan geliso kooraska waxaa lagugu darayaa Group WhatsApp iyo Telegram ah oo ay kujiran dhamman asxaabta kooraska kula qaadaneyso halkaasina waxa kujira macalinka kooraska oo aad si toos ah ula hadli karto Qoraal, Wicitaan iyo Codba.
Lacagaha Halkee Ayaan Kusoo Dirayaa ?
Lacagaha waxad ku bixin kartaa si toos ah taleefankaga gacanta adiga oo isticmaalaya, Sida: Evc Plus, Jeeb, Zaad Service, Sahal, e-Dahab & Premier Wallet,
Magaca kuusoo bixi doona marka aad lacagta direyso waa ARWAH GROUP.
Miyaan helayaa shahaado markii aan dhameeyo koorsada?
Haa, markaad dhameyso koorsada, waxaad heli doontaa shahaado rasmi ah (official ah) oo caddeyneysa in aad si rasmi ah u dhameysay casharada kooraska aad iska diiwaan gelisay, taasina waxey kuu fududeyn doontaa in aad xirfaddaada kor u qaaddo oo ay CV-gaaga kuu kordhiso.
Habka Lacag Celinta (Refund Policy)
- Waxaan bixinnaa lacag celin 3 maalin gudahood ah, laga bilaabo waqtiga la iibsaday kooraska.
- Codsiga lacag celinta waa in lagu soo gudbiyaa muddadan gudaheeda si laguugu sameeyo lacag celin dhameystiran.
- Lacag celin lama sameyn doono ka dib marka ay dhaafto 3 maalin laga bilaabo taariikhda aad iibsatay kooraska.
- Haddii aad heshay in ka badan 5% nuxurka koorsada ama aad soo dejisay agabka koorsada ama 3 maalmood laga gudbo, xaq uma lihid lacag celin in laguu sameeyo, waayo waxaa buray mid kamid ah qodobada sare ku xusan.
Sida Loo Codsado Lacag Celin ama Canselation
Si aad u codsato lacag celin ama kansal, fadlan la xiriir kooxdeena (support team) ee Arwah Academy adigoo soo diraya email cinwaanka:
📧 support@arwahgroup.com
Fadlan ku lifaaq faahfaahin dhameystiran iyo sababta codsigaaga.