Terms of service
June 19, 2020 2025-10-14 8:29Terms of service
๐. ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฌ
Waxaad u baahan tahay si aad u isticmaasho koorasyadeena akoon kuu gaar ah, ku xafid password-kaaga sirta ah meel aamin ah, sababtoo ah adiga ayaa ka mas’uul ah dhammaan hawlaha la xidhiidha akoonkaaga.
Haddii aad ka shakisan tahay in qof kale uu isticmaalayo akoonkaaga, nala soo socodsii adigoo la xiriiraya bahda Arwah Academy, adoo nagala soo xidhiidhayo WhatsApp-ka ama Telefoonka caadiga ah, sidoo kale waana inaadan ku xadgudbin shuruucda u degsan website-keena.
Waxaa waajib kugu ah inaad ka taxadarto oo aad ilaashato Password-kaaga sirta ah, ogsoonow hadii uu mar xirmo ama la xiro akoonkaaga adiga ayaa ka masโuul ah wixii xog ah ee kaa luma ama aad weyso.
Fadlan marka aad galeyso akoonkaaga ha dooranin/ha dhihin โ๐๐๐ฏ๐ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ฐ๐จ๐ซ๐โย waayo wuxuu sahlayaa in qof kale si sahlan u galo akoonkaaga.
๐
.๐: Hadii aadan nala soo xidhiidhin akoonkaagana sidaasi lagula wareego ama lagula isticmaalo, waan xiri doonaa akoonkaas, sidaasi darteed hababka lagu ilaaliyo Paswwords-ka la imow si akoonkaaga โSaveโ kuugu ahaado.
๐. ๐๐จ๐ง๐ญ๐๐ง๐ญ ๐๐ง๐ซ๐จ๐ฅ๐ฅ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ง๐ ๐๐ข๐ฆ๐ข๐ญ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐ ๐๐๐๐๐ฌ๐ฌ
Markaad is diiwaangeliso koorsada aad rabto, waxaad naga helaysaa soo dhaweyn diirran kadib marka aad bixiso khidmada kooraska,
๐๐ข๐ ๐ง๐ข๐ข๐ง: hadii akoonkaaga lagula wadaago ama qofkale aad siiso waxaad ku xad-gudubtay xuquuqdeena, waxaana xaq u yeelaneynaa inaan kaa xirno akoonkaaga, waxaan leenahay hab kugu soo qaban doona sharci darradaas aad sameysay, kaana xiri doona akoonkaaga, hadii sidaasi aad sameyso ama aad lawadaagto akoonkaaga qof kale, uuna kaa xirmo akoonkaaga dib-na uma soo furi doono akoonkaas, sababo sharci darro oo aad sameysay awgeed.
Waxaan guud ahaan ku siinay ama aad heysataa marka laguu soo fasaxo kooraskii aad dalbatay aadna ku iibsatay ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐/๐ธ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ mudo ๐ ๐ฌ๐๐ง๐จ ๐๐ก โ๐ ๐๐๐๐ซ ๐๐๐๐๐ฌ๐ฌ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐โย oo ka bilaabaneysa maalinta laguu soo fasaxo kooraska.
Sidoo kale hadii aad koorso/course ku heshoย ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐/๐ธ๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐,ย waxaad heysataaย ย mudo ๐ญ ๐ฏ๐ถ๐น ๐ฎ๐ตย โ๐ญ ๐ ๐ผ๐ป๐๐ต ๐๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐ ๐๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒโ,ย oo ka bilaabaneysa maalinta laguu soo fasaxo kooraska.
Hadii aad koorso/course ku heshoย ๐จ๐ ๐๐ง๐๐/๐๐๐ก๐๐๐จ๐ ๐๐,ย waxaad heysataaย ย mudo ๐ญ ๐๐๐ฏ๐๐๐ฐ ๐ฎ๐ตย โ๐ญ ๐ช๐ฒ๐ฒ๐ธ ๐๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐ ๐๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒ”,ย ย isku day in aad kooraskaaga ku raaxeysato kahor waqtiyada sare ku xusan inta uusan kaa xirmin akoonkaaga.
๐ฏ. ๐๐ผ๐ฝ๐๐ฟ๐ถ๐ด๐ต๐
Waxyaabaha ku jira dhamaan website-keena waa xuquuq inaga noo gaar ah, majirto cid nala wadaagto ama isticmaali karto oggolaansho laโaan.
La Dagis Waa Mamnuuc: koorsooyinka kujira website-keena waa dalbo hada oo daawo durbadiiba, loomana ogola in ardaygu lasoo dago muuqaalada koorsada, waxaa kaliya oo la ogolyahay in lala soo dago waa course materials-ka lagu siiyay, koorsooyinkeena Arwah Academy waa ๐ฝ๐ฟ๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ฐ๐ฎ๐น ๐ญ๐ฌ๐ฌ%ย ah.
Marka laga reebo sida laguu siiyay xuquuqda xadidan ee daawashada cashirada uun kaliya, laguuma oggola wax ka baxsan in aad cashirada daawato kaliya maahee, Ammaano ayey kugu yihiin xitaa Daawashada cashiradeena, isticmaal kasta oo ka baxsan awoodaha lagu siiyayna[ee in aad daawato cashiradeena] waa mamnuuc, xaaraan ah sharciyan, iyada oo aanan oggolaansho ka heysanin Arwah Academy Team.
๐ฐ. ๐๐ฒ๐ฒ๐
๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ฎ๐ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฐ๐ฑ๐ผ inaad u baahato inaad codsato in lacagtaadi laguu soo celiyo sababo jiro awgeed, waxaad codsan kartaa lacag celin buuxdaย mudo 3 maalmoodย gudaheeda ah lagasoo bilaabo waqtiga lacag bixintaada, ilaa iyo inta aanad helin wax ka badanย 5%ย nuxurka koorsada ama aadan soo dejin wax agab ah oo koorsada ku dhex jira.
Haddii aad heshay in ka badanย 5% nuxurka koorsada ama aad soo dejisay agabka koorsada ama 3 maalmood laga gudbo, xaq uma lihid lacag celin in laguu sameeyo, waayo waxaa buray mid kamid ah qodobada sare ku xusan.
Ka hor inta aadan bixin lacagta/fee-ga koorsada, waxaad aqbaleysaa [check ama tick saari doontaa] dhamaan qodobada sare ku xusan ee shuruucda, xuquuqda iyo sharciga u degsan website-ka, taasi oo ka dhigan “Waan waa aqriyay shuruucda website, waana aqbalay”.
Qiimaha koorsooyinka kujira Arwah Academy waa is badali karaan xili walba, goโaan kaasna waa mid ugaar ah Team-ka Academy-yada.
Fee-ga koorsada gorgortan malahan, waayo waa kuwa isku jaan-go’an, sidoo kale iskana hubi marka hore koorsada matahay koorsadii aad ubaahneyd, adoo eegaya Course-ka Contents-ka ay leedahay.
5. Habka Lacag Celinta (Refund Policy)
- Waxaan bixinnaa lacag celin 3 maalin gudahood ah, laga bilaabo waqtiga la iibsaday kooraska.
- Codsiga lacag celinta waa in lagu soo gudbiyaa muddadan gudaheeda si laguugu sameeyo lacag celin dhameystiran.
- Lacag celin lama sameyn doono ka dib marka ay dhaafto 3 maalin laga bilaabo taariikhda aad iibsatay kooraska.
Haddii aad heshay in ka badanย 5% nuxurka koorsada ama aad soo dejisay agabka koorsada ama 3 maalmood laga gudbo, xaq uma lihid lacag celin in laguu sameeyo, waayo waxaa buray mid kamid ah qodobada sare ku xusan.
ย
6. Sida Loo Codsado Lacag Celin ama Canselation
Si aad u codsato lacag celin ama kansal, fadlan la xiriir kooxdeena (support team) ee Arwah ย Academy adigoo soo diraya email cinwaanka:
๐ง support@arwahgroup.com
F.G: Fadlan ku lifaaq faahfaahin dhameystiran iyo sababta codsigaaga.
ย