Terms & Conditions

๐Ÿ. ๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฌ

Waxaad u baahan tahay si aad u isticmaasho koorasyadeena akoon kuu gaar ah, ku xafid password-kaaga sirta ah meel aamin ah, sababtoo ah adiga ayaa ka masโ€™uul ah dhammaan hawlaha la xidhiidha akoonkaaga.

Haddii aad ka shakisan tahay in qof kale uu isticmaalayo akoonkaaga, nala soo socodsii adigoo la xiriiraya bahda Arwah Academy, adoo nagala soo xidhiidhayo WhatsApp-ka ama Telefoonka caadiga ah, sidoo kale waana inaadan ku xadgudbin shuruucda u degsan website-keena.

Waxaa waajib kugu ah inaad ka taxadarto oo aad ilaashato Password-kaaga sirta ah, ogsoonow hadii uu mar xirmo ama la xiro akoonkaaga adiga ayaa ka masโ€™uul ah wixii xog ah ee kaa luma ama aad weyso.
Fadlan marka aad galeyso akoonkaaga ha dooranin/ha dhihin โ€œ๐’๐š๐ฏ๐ž ๐๐š๐ฌ๐ฌ๐ฐ๐จ๐ซ๐โ€ย waayo wuxuu sahlayaa in qof kale si sahlan u galo akoonkaaga.
๐….๐†: Hadii aadan nala soo xidhiidhin akoonkaagana sidaasi lagula wareego ama lagula isticmaalo, waan xiri doonaa akoonkaas, sidaasi darteed hababka lagu ilaaliyo Paswwords-ka la imow si akoonkaaga โ€œSaveโ€ kuugu ahaado.

๐Ÿ. ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ ๐„๐ง๐ซ๐จ๐ฅ๐ฅ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐š๐ง๐ ๐‹๐ข๐ฆ๐ข๐ญ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐Ÿ ๐€๐œ๐œ๐ž๐ฌ๐ฌ

Markaad is diiwaangeliso koorsada aad rabto, waxaad naga helaysaa soo dhaweyn diirran kadib marka aad bixiso khidmada kooraska,
๐ƒ๐ข๐ ๐ง๐ข๐ข๐ง: hadii akoonkaaga lagula wadaago ama qofkale aad siiso waxaad ku xad-gudubtay xuquuqdeena, waxaana xaq u yeelaneynaa inaan kaa xirno akoonkaaga, waxaan leenahay hab kugu soo qaban doona sharci darradaas aad sameysay, kaana xiri doona akoonkaaga, hadii sidaasi aad sameyso ama aad lawadaagto akoonkaaga qof kale, uuna kaa xirmo akoonkaaga dib-na uma soo furi doono akoonkaas, sababo sharci darro oo aad sameysay awgeed.

Waxaan guud ahaan ku siinay ama aad heysataa marka laguu soo fasaxo kooraskii aad dalbatay aadna ku iibsatay ๐’‡๐’–๐’๐’ ๐’‘๐’‚๐’š๐’Ž๐’†๐’๐’•/๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚ ๐’Œ๐’๐’๐’“๐’”๐’‚๐’…๐’‚ ๐’๐’ ๐’…๐’‰๐’‚๐’Ž๐’†๐’š๐’”๐’•๐’Š๐’“๐’‚๐’ย mudo ๐Ÿ ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐š๐ก โ€œ๐Ÿ ๐˜๐ž๐š๐ซ ๐€๐œ๐œ๐ž๐ฌ๐ฌ ๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐žโ€ย oo ka bilaabaneysa maalinta laguu soo fasaxo kooraska.

Sidoo kale hadii aad koorso/course ku heshoย  ๐‘ซ๐’Š๐’”๐’„๐’๐’–๐’๐’•/๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’‚ ๐‘ซ๐’‰๐’Š๐’Ž๐’Š๐’”,ย waxaad heysataaย ย mudoย ๐Ÿญ ๐—ฏ๐—ถ๐—น ๐—ฎ๐—ตย โ€œ๐Ÿญ ๐— ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ต ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒโ€,ย oo ka bilaabaneysa maalinta laguu soo fasaxo kooraska.

Hadii aad koorso/course ku heshoย  ๐™จ๐™ž ๐™๐™ง๐™š๐™š/๐™—๐™ž๐™ก๐™–๐™–๐™จ๐™ ๐™–๐™,ย waxaad heysataaย ย mudoย ๐Ÿญ ๐˜‚๐˜€๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ ๐—ฎ๐—ตย โ€œ๐Ÿญ ๐—ช๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒโ€,ย ย isku day in aad kooraskaaga ku raaxeysato kahor waqtiyada sare ku xusan inta uusan kaa xirmin akoonkaaga.

๐Ÿฏ. ๐—–๐—ผ๐—ฝ๐˜†๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ต๐˜

Waxyaabaha ku jira dhamaan website-keena waa xuquuq inaga noo gaar ah, majirto cid nala wadaagto ama isticmaali karto oggolaansho laโ€™aan.

La Dagis Waa Mamnuuc:ย koorsooyinka kujira website-keena waa dalbo hada oo daawo durbadiiba, loomana ogola in ardaygu lasoo dago muuqaalada koorsada, waxaa kaliya oo la ogolyahay in lala soo dago waa course materials-ka lagu siiyay, koorsooyinkeena Arwah Academy waa ๐—ฝ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—น ๐Ÿญ๐Ÿฌ๐Ÿฌ%ย ah.

Markaย laga reebo sida laguu siiyay xuquuqda xadidan ee daawashada cashirada uun kaliya, laguuma oggola wax ka baxsan in aad cashirada daawato kaliya maahee, Ammaano ayey kugu yihiin xitaa Daawashada cashiradeena, isticmaal kasta oo ka baxsan awoodaha lagu siiyayna[ee in aad daawato cashiradeena] waa mamnuuc, xaaraan ah sharciyan, iyada oo aanan oggolaansho ka heysaninย Arwah Academy Team.

๐Ÿฐ. ๐—™๐—ฒ๐—ฒ๐˜€

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฑ๐—ผ inaad u baahato inaad codsato in lacagtaadi laguu soo celiyo sababo jiro awgeed,ย waxaad codsan kartaaย lacag celin buuxdaย mudoย 3 maalmoodย gudaheeda ah lagasoo bilaaboย waqtiga lacag bixintaada, ilaa iyo inta aanad helin wax ka badanย 5%ย nuxurka koorsada ama aadan soo dejin wax agab ah oo koorsada ku dhex jira.

Haddii aad heshay in ka badanย 5%ย nuxurka koorsada ama aad soo dejisay agabka koorsada amaย 3 maalmoodย laga gudbo,ย xaq uma lihidย lacag celin in laguu sameeyo, waayo waxaa buray mid kamid ah qodobada sare ku xusan.

Ka hor inta aadan bixin lacagta/fee-ga koorsada, waxaad aqbaleysaa [checkย amaย tickย saari doontaa] dhamaan qodobada sare ku xusan eeย shuruucda,ย xuquuqdaย iyoย sharcigaย u degsan website-ka, taasi oo ka dhiganย โ€œWaan waa aqriyay shuruucda website, waana aqbalayโ€.

Qiimahaย koorsooyinka kujiraย Arwah Academyย waa is badali karaan xili walba, goโ€™aan kaasna waa mid ugaar ah Team-ka Academy-yada.

Fee-ga koorsada gorgortan malahan, waayo waa kuwa isku jaan-goโ€™an, sidoo kale iskana hubi marka hore koorsada matahay koorsadii aad ubaahneyd, adoo eegaya Course-ka Contents-ka ay leedahay.

5. Habka Lacag Celinta (Refund Policy)
  • Waxaan bixinnaaย lacag celin 3 maalin gudahoodย ah, laga bilaabo waqtiga la iibsaday kooraska.
  • Codsiga lacag celinta waa in lagu soo gudbiyaa muddadan gudaheeda si laguugu sameeyo lacag celin dhameystiran.
  • Lacag celin lama sameyn doonoย ka dib marka ay dhaaftoย 3 maalinย laga bilaabo taariikhda aad iibsatay kooraska.

Haddii aad heshay in ka badanย 5%ย nuxurka koorsada ama aad soo dejisay agabka koorsada amaย 3 maalmoodย laga gudbo,ย xaq uma lihidย lacag celin in laguu sameeyo, waayo waxaa buray mid kamid ah qodobada sare ku xusan.

6. Sida Loo Codsado Lacag Celin ama Canselation

Si aad u codsato lacag celin ama kansal, fadlan la xiriirย kooxdeena (support team)ย ee Arwah ย Academy adigoo soo diraya email cinwaanka:
๐Ÿ“งย support@arwahgroup.com

F.G: Fadlan ku lifaaq faahfaahin dhameystiran iyo sababta codsigaada.

Alert: You are not allowed to copy content or view source !!