Waxaad u baahan tahay si aad u isticmaasho koorasyadeena akoon kuu gaar ah, ku xafid password-kaaga sirta ah meel aamin ah, sababtoo ah adiga ayaa ka masโuul ah dhammaan hawlaha la xidhiidha akoonkaaga.
Haddii aad ka shakisan tahay in qof kale uu isticmaalayo akoonkaaga, nala soo socodsii adigoo la xiriiraya bahda Arwah Academy, adoo nagala soo xidhiidhayo WhatsApp-ka ama Telefoonka caadiga ah, sidoo kale waana inaadan ku xadgudbin shuruucda u degsan website-keena.
Waxaa waajib kugu ah inaad ka taxadarto oo aad ilaashato Password-kaaga sirta ah, ogsoonow hadii uu mar xirmo ama la xiro akoonkaaga adiga ayaa ka masโuul ah wixii xog ah ee kaa luma ama aad weyso.
Fadlan marka aad galeyso akoonkaaga ha dooranin/ha dhihin โ๐๐๐ฏ๐ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ฐ๐จ๐ซ๐โย waayo wuxuu sahlayaa in qof kale si sahlan u galo akoonkaaga.
๐
.๐: Hadii aadan nala soo xidhiidhin akoonkaagana sidaasi lagula wareego ama lagula isticmaalo, waan xiri doonaa akoonkaas, sidaasi darteed hababka lagu ilaaliyo Paswwords-ka la imow si akoonkaaga โSaveโ kuugu ahaado.
Markaad is diiwaangeliso koorsada aad rabto, waxaad naga helaysaa soo dhaweyn diirran kadib marka aad bixiso khidmada kooraska,
๐๐ข๐ ๐ง๐ข๐ข๐ง: hadii akoonkaaga lagula wadaago ama qofkale aad siiso waxaad ku xad-gudubtay xuquuqdeena, waxaana xaq u yeelaneynaa inaan kaa xirno akoonkaaga, waxaan leenahay hab kugu soo qaban doona sharci darradaas aad sameysay, kaana xiri doona akoonkaaga, hadii sidaasi aad sameyso ama aad lawadaagto akoonkaaga qof kale, uuna kaa xirmo akoonkaaga dib-na uma soo furi doono akoonkaas, sababo sharci darro oo aad sameysay awgeed.
Waxaan guud ahaan ku siinay ama aad heysataa marka laguu soo fasaxo kooraskii aad dalbatay aadna ku iibsatay ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐/๐ธ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ย mudo ๐ ๐ฌ๐๐ง๐จ ๐๐ก โ๐ ๐๐๐๐ซ ๐๐๐๐๐ฌ๐ฌ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐โย oo ka bilaabaneysa maalinta laguu soo fasaxo kooraska.
Sidoo kale hadii aad koorso/course ku heshoย ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐/๐ธ๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐,ย waxaad heysataaย ย mudoย ๐ญ ๐ฏ๐ถ๐น ๐ฎ๐ตย โ๐ญ ๐ ๐ผ๐ป๐๐ต ๐๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐ ๐๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒโ,ย oo ka bilaabaneysa maalinta laguu soo fasaxo kooraska.
Hadii aad koorso/course ku heshoย ๐จ๐ ๐๐ง๐๐/๐๐๐ก๐๐๐จ๐ ๐๐,ย waxaad heysataaย ย mudoย ๐ญ ๐๐๐ฏ๐๐๐ฐ ๐ฎ๐ตย โ๐ญ ๐ช๐ฒ๐ฒ๐ธ ๐๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐ ๐๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒโ,ย ย isku day in aad kooraskaaga ku raaxeysato kahor waqtiyada sare ku xusan inta uusan kaa xirmin akoonkaaga.
Waxyaabaha ku jira dhamaan website-keena waa xuquuq inaga noo gaar ah, majirto cid nala wadaagto ama isticmaali karto oggolaansho laโaan.
La Dagis Waa Mamnuuc:ย koorsooyinka kujira website-keena waa dalbo hada oo daawo durbadiiba, loomana ogola in ardaygu lasoo dago muuqaalada koorsada, waxaa kaliya oo la ogolyahay in lala soo dago waa course materials-ka lagu siiyay, koorsooyinkeena Arwah Academy waa ๐ฝ๐ฟ๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ฐ๐ฎ๐น ๐ญ๐ฌ๐ฌ%ย ah.
Markaย laga reebo sida laguu siiyay xuquuqda xadidan ee daawashada cashirada uun kaliya, laguuma oggola wax ka baxsan in aad cashirada daawato kaliya maahee, Ammaano ayey kugu yihiin xitaa Daawashada cashiradeena, isticmaal kasta oo ka baxsan awoodaha lagu siiyayna[ee in aad daawato cashiradeena] waa mamnuuc, xaaraan ah sharciyan, iyada oo aanan oggolaansho ka heysaninย Arwah Academy Team.
๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ฎ๐ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฐ๐ฑ๐ผ inaad u baahato inaad codsato in lacagtaadi laguu soo celiyo sababo jiro awgeed,ย waxaad codsan kartaaย lacag celin buuxdaย mudoย 3 maalmoodย gudaheeda ah lagasoo bilaaboย waqtiga lacag bixintaada, ilaa iyo inta aanad helin wax ka badanย 5%ย nuxurka koorsada ama aadan soo dejin wax agab ah oo koorsada ku dhex jira.
Haddii aad heshay in ka badanย 5%ย nuxurka koorsada ama aad soo dejisay agabka koorsada amaย 3 maalmoodย laga gudbo,ย xaq uma lihidย lacag celin in laguu sameeyo, waayo waxaa buray mid kamid ah qodobada sare ku xusan.
Ka hor inta aadan bixin lacagta/fee-ga koorsada, waxaad aqbaleysaa [checkย amaย tickย saari doontaa] dhamaan qodobada sare ku xusan eeย shuruucda,ย xuquuqdaย iyoย sharcigaย u degsan website-ka, taasi oo ka dhiganย โWaan waa aqriyay shuruucda website, waana aqbalayโ.
Qiimahaย koorsooyinka kujiraย Arwah Academyย waa is badali karaan xili walba, goโaan kaasna waa mid ugaar ah Team-ka Academy-yada.
Fee-ga koorsada gorgortan malahan, waayo waa kuwa isku jaan-goโan, sidoo kale iskana hubi marka hore koorsada matahay koorsadii aad ubaahneyd, adoo eegaya Course-ka Contents-ka ay leedahay.
Haddii aad heshay in ka badanย 5%ย nuxurka koorsada ama aad soo dejisay agabka koorsada amaย 3 maalmoodย laga gudbo,ย xaq uma lihidย lacag celin in laguu sameeyo, waayo waxaa buray mid kamid ah qodobada sare ku xusan.
Si aad u codsato lacag celin ama kansal, fadlan la xiriirย kooxdeena (support team)ย ee Arwah ย Academy adigoo soo diraya email cinwaanka:
๐งย support@arwahgroup.com
F.G: Fadlan ku lifaaq faahfaahin dhameystiran iyo sababta codsigaada.