Terms of service

Terms of service

๐Ÿ. ๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฌ

Waxaad u baahan tahay si aad u isticmaasho koorasyadeena akoon kuu gaar ah, ku xafid password-kaaga sirta ah meel aamin ah, sababtoo ah adiga ayaa ka mas’uul ah dhammaan hawlaha la xidhiidha akoonkaaga.

Haddii aad ka shakisan tahay in qof kale uu isticmaalayo akoonkaaga, nala soo socodsii adigoo la xiriiraya bahda Arwah Academy, adoo nagala soo xidhiidhayo WhatsApp-ka ama Telefoonka caadiga ah, sidoo kale waana inaadan ku xadgudbin shuruucda u degsan website-keena.

Waxaa waajib kugu ah inaad ka taxadarto oo aad ilaashato Password-kaaga sirta ah, ogsoonow hadii uu mar xirmo ama la xiro akoonkaaga adiga ayaa ka masโ€™uul ah wixii xog ah ee kaa luma ama aad weyso.
Fadlan marka aad galeyso akoonkaaga ha dooranin/ha dhihin โ€œ๐’๐š๐ฏ๐ž ๐๐š๐ฌ๐ฌ๐ฐ๐จ๐ซ๐โ€ย waayo wuxuu sahlayaa in qof kale si sahlan u galo akoonkaaga.
๐….๐†: Hadii aadan nala soo xidhiidhin akoonkaagana sidaasi lagula wareego ama lagula isticmaalo, waan xiri doonaa akoonkaas, sidaasi darteed hababka lagu ilaaliyo Paswwords-ka la imow si akoonkaaga โ€œSaveโ€ kuugu ahaado.

๐Ÿ. ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ ๐„๐ง๐ซ๐จ๐ฅ๐ฅ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐š๐ง๐ ๐‹๐ข๐ฆ๐ข๐ญ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐Ÿ ๐€๐œ๐œ๐ž๐ฌ๐ฌ

Markaad is diiwaangeliso koorsada aad rabto, waxaad naga helaysaa soo dhaweyn diirran kadib marka aad bixiso khidmada kooraska,
๐ƒ๐ข๐ ๐ง๐ข๐ข๐ง: hadii akoonkaaga lagula wadaago ama qofkale aad siiso waxaad ku xad-gudubtay xuquuqdeena, waxaana xaq u yeelaneynaa inaan kaa xirno akoonkaaga, waxaan leenahay hab kugu soo qaban doona sharci darradaas aad sameysay, kaana xiri doona akoonkaaga, hadii sidaasi aad sameyso ama aad lawadaagto akoonkaaga qof kale, uuna kaa xirmo akoonkaaga dib-na uma soo furi doono akoonkaas, sababo sharci darro oo aad sameysay awgeed.

Waxaan guud ahaan ku siinay ama aad heysataa marka laguu soo fasaxo kooraskii aad dalbatay aadna ku iibsatay ๐’‡๐’–๐’๐’ ๐’‘๐’‚๐’š๐’Ž๐’†๐’๐’•/๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚ ๐’Œ๐’๐’๐’“๐’”๐’‚๐’…๐’‚ ๐’๐’ ๐’…๐’‰๐’‚๐’Ž๐’†๐’š๐’”๐’•๐’Š๐’“๐’‚๐’ mudo ๐Ÿ ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐š๐ก โ€œ๐Ÿ ๐˜๐ž๐š๐ซ ๐€๐œ๐œ๐ž๐ฌ๐ฌ ๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐žโ€ย oo ka bilaabaneysa maalinta laguu soo fasaxo kooraska.

Sidoo kale hadii aad koorso/course ku heshoย  ๐‘ซ๐’Š๐’”๐’„๐’๐’–๐’๐’•/๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’‚ ๐‘ซ๐’‰๐’Š๐’Ž๐’Š๐’”,ย waxaad heysataaย ย mudo ๐Ÿญ ๐—ฏ๐—ถ๐—น ๐—ฎ๐—ตย โ€œ๐Ÿญ ๐— ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ต ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒโ€,ย oo ka bilaabaneysa maalinta laguu soo fasaxo kooraska.

Hadii aad koorso/course ku heshoย  ๐™จ๐™ž ๐™๐™ง๐™š๐™š/๐™—๐™ž๐™ก๐™–๐™–๐™จ๐™ ๐™–๐™,ย waxaad heysataaย ย mudo ๐Ÿญ ๐˜‚๐˜€๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ ๐—ฎ๐—ตย โ€œ๐Ÿญ ๐—ช๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ”,ย ย isku day in aad kooraskaaga ku raaxeysato kahor waqtiyada sare ku xusan inta uusan kaa xirmin akoonkaaga.

๐Ÿฏ. ๐—–๐—ผ๐—ฝ๐˜†๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ต๐˜

Waxyaabaha ku jira dhamaan website-keena waa xuquuq inaga noo gaar ah, majirto cid nala wadaagto ama isticmaali karto oggolaansho laโ€™aan.

La Dagis Waa Mamnuuc: koorsooyinka kujira website-keena waa dalbo hada oo daawo durbadiiba, loomana ogola in ardaygu lasoo dago muuqaalada koorsada, waxaa kaliya oo la ogolyahay in lala soo dago waa course materials-ka lagu siiyay, koorsooyinkeena Arwah Academy waa ๐—ฝ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—น ๐Ÿญ๐Ÿฌ๐Ÿฌ%ย ah.

Marka laga reebo sida laguu siiyay xuquuqda xadidan ee daawashada cashirada uun kaliya, laguuma oggola wax ka baxsan in aad cashirada daawato kaliya maahee, Ammaano ayey kugu yihiin xitaa Daawashada cashiradeena, isticmaal kasta oo ka baxsan awoodaha lagu siiyayna[ee in aad daawato cashiradeena] waa mamnuuc, xaaraan ah sharciyan, iyada oo aanan oggolaansho ka heysanin Arwah Academy Team.

๐Ÿฐ. ๐—™๐—ฒ๐—ฒ๐˜€

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฑ๐—ผ inaad u baahato inaad codsato in lacagtaadi laguu soo celiyo sababo jiro awgeed, waxaad codsan kartaa lacag celin buuxdaย mudo 3 maalmoodย gudaheeda ah lagasoo bilaabo waqtiga lacag bixintaada, ilaa iyo inta aanad helin wax ka badanย 5%ย nuxurka koorsada ama aadan soo dejin wax agab ah oo koorsada ku dhex jira.

Haddii aad heshay in ka badanย 5% nuxurka koorsada ama aad soo dejisay agabka koorsada ama 3 maalmood laga gudbo, xaq uma lihid lacag celin in laguu sameeyo, waayo waxaa buray mid kamid ah qodobada sare ku xusan.

Ka hor inta aadan bixin lacagta/fee-ga koorsada, waxaad aqbaleysaa [check ama tick saari doontaa] dhamaan qodobada sare ku xusan ee shuruucda, xuquuqda iyo sharciga u degsan website-ka, taasi oo ka dhigan “Waan waa aqriyay shuruucda website, waana aqbalay”.

Qiimaha koorsooyinka kujira Arwah Academy waa is badali karaan xili walba, goโ€™aan kaasna waa mid ugaar ah Team-ka Academy-yada.

Fee-ga koorsada gorgortan malahan, waayo waa kuwa isku jaan-go’an, sidoo kale iskana hubi marka hore koorsada matahay koorsadii aad ubaahneyd, adoo eegaya Course-ka Contents-ka ay leedahay.

5. Habka Lacag Celinta (Refund Policy)
  • Waxaan bixinnaa lacag celin 3 maalin gudahood ah, laga bilaabo waqtiga la iibsaday kooraska.
  • Codsiga lacag celinta waa in lagu soo gudbiyaa muddadan gudaheeda si laguugu sameeyo lacag celin dhameystiran.
  • Lacag celin lama sameyn doono ka dib marka ay dhaafto 3 maalin laga bilaabo taariikhda aad iibsatay kooraska.

Haddii aad heshay in ka badanย 5% nuxurka koorsada ama aad soo dejisay agabka koorsada ama 3 maalmood laga gudbo, xaq uma lihid lacag celin in laguu sameeyo, waayo waxaa buray mid kamid ah qodobada sare ku xusan.

ย 
6. Sida Loo Codsado Lacag Celin ama Canselation

Si aad u codsato lacag celin ama kansal, fadlan la xiriir kooxdeena (support team) ee Arwah ย Academy adigoo soo diraya email cinwaanka:
๐Ÿ“ง support@arwahgroup.com

F.G: Fadlan ku lifaaq faahfaahin dhameystiran iyo sababta codsigaaga.

ย 

Alert: You are not allowed to copy content or view source !!